Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Views:525 | Monday, October 8th, 2012 | By

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.

 

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in halkaasi saaka uusan ka jirin wax maamul ah islamarkaana ciidamada Alshabaab saaka waaberigii ay isaga baxeen degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.

 

Markii ciidamada Dowlada ay ka warheleen ka bixida degmada Buurhakaba ayaa la sheegaya inay u ruqaansadeen degmadaasi.

 

Xaalada Degmada ayaa degen waxaana dadka soo foodsaartay cabsi xoogan oo ku aadan inay dagaalo ka dhacaan degmada.

 

Majiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka maamulka gobolka Baay ee dowlada Soomaaliya,wallow ay sheegeen inay ka warbixin doonaan marka ay gaaraan degmadaasi.

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Cali Dheere oo ka hadlay sida Alshabaab u arkaan R/wasaaraha cusub
Afhayeenka ururka Alshabaab Sheikh Cali Maxamuud Raage Cali dheere ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sida ay u arkaan magacaabista R/wasaaraha cusub. Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere oo 8th Oct 2012