Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka hindiya ee soomaaliya
Views:538 | Sunday, October 7th, 2012 | By

(Mogadishu, Somalia, October,07, 2012) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Hindiya ee Soomaaliya Ambasador Sibabrata Tripathia Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Safiirka Hindiya ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labadda dalka , Ganacsiga, Dib u dhiska, Horumarinta, Ammaanka, iskaashiga labada Dowladood iyo arrimo kale. Ugu dambeeyntii Ambasador Sibabrata Tripathia ayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha cusub ugu hambalyeeyey xilalka cusub . - Dhamaad –

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012