Kulan ka dhacay Dekeda magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose
Views:416 | Saturday, October 6th, 2012 | By
Dekeda magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa kla dhacay kulan si hoose ay u yeesheen odayaasha dhaqanka ciidamada Raaskaambooni iyo kuwa Kenya waxaana kulankaasi looga hadlayay arimo ay so jediyeen odayaasha dhaqanka.
Warar hordhac ah oo kulankaasi aan ka helnay ayaa sheegaya in odayaasha dhaqanka ee kasoo jeda magaalada Kismaayo in laga dhaadhicinayay in ciidamada is garabsanaya aysan Kismaayo usoo weerarin ujeedo gooni ah
Sidoo kale waxaa Odayaasha dhaqanka ee Kismaayo laga dhaadhiciyay in maamul si kumeel wax uga qabta xaalada Kismaayo in loo dhisi doono ilaa inta laga soo dhameystirayo maamulka Gobolka Jubbada Hoose.
Waxaa masuuliyiinta dhanka Raaskaambooni iyo Dowlada u kala matalaya ay kala yihiin Ismaaciil Saxardiid iyo Axmed maxamed Islaam madoobe.
Xaalada magaalada Kismaayo ayaa is badashay sanado ka dib waxaana maanta sidoo kale la filayaa inay gaaraan ciidamada AMISOM saraakiil ka socota kuwaasi oo indhaindheyn doona xaalada magaalada Kismaayo.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
