Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho oo Mar kale Dib loo dayactirayo (Dhageyso)
Views:511 | Saturday, September 1st, 2012 | By Xasan Cabdullaahi
Kadib socdaal maanta uu ku gaaray Isbitaalka Martiini Wasiirkii hore ee arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadii C/weli Gaaz ayaa ka dhawaajiyey in dayactir laga bilaabi doono Isbitaalka Martiini.
C/Samad Macalin maxamuud ayaa uga mahad celiyey Dawlada Talyaaniga in mar kale qarash gareyaan in dib ushaqo bilaabo isbitaalka kaasi ooh ore iyadu udhistay.
Xildhibaan C/samad Macalin Maxamuud ayaa sheegay in dad badan oo aqoon leh ay jiraan oo jecel inay dib boorka uga jafaan xarumihii danta guud sida isbitaalada dagaaladii dalka galay saameyn ku yeeshay.
Wasiirkii hore waxa uu soo hadal qaaday inay aad ugu faraxsan yihiin dhawaan in lasoo afjarayo dayactirka lagu sameynayo isbitaalka Martiini.
Xasan Cabdullaahi
Somali Radio
Muqdisho-Somalia
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
