Kenya oo ka hadashay Dagaalo hadda ka socda Jubadda Hoose
Views:462 | Saturday, September 1st, 2012 | By Xasan Cabdullaahi
Sargaal uhadlay dawlada Kenya ayaa goor dhaw waxa uu sheegay in dagaalka ka socda deegaanka Miido uu yahay mid udhaxeeya ciidamadooda iyo ururka Al shabaab.
Warbaahinta Kenya oo soo xigatay sargaalkaasi inkastoo magaciisa la shaacin ayuu ku sheegay in khasaaraha dhinacooda uu kooban yahay kuwa ay geysanayaana uu ka badan yahay.
“Ciidamadeena waxay sameynayaa horumar ballaaran waxaan isleenahay maalmo kooban waxay dadku maqli doonaan Kismaayo oo gacanteena ku jirta ayuu yiri Sargaalkaasi uhadlay dawlada Kenya”.
Dagaalka Miido oo hoostaga Degmada Afmadoow ayaa waxa uu yahay mid aad uxoogan la isku adeegsanayana hubka nuucyadiisa kala duwan waxaase ilaa iyo hadda ka hadlin dagaalkaan ururka Al shabaab.
Xasan Cabdullaahi
Somali Radio
Muqdisho-Somalia
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
