Sicir Barar ka taagan Gobolka Ismaamulka SOmalida ee Itoobiya.
Views:90 | Wednesday, August 8th, 2012 | By somaliradio
dadka kunool magalada addis ababa oy lasoo daristay xaalad noolal xumo kadib markii sicirbarar xogan kudhuftay suuqayada wadanka ethiopia sicirbararkan ayaa lashegay inuu 20% kor ukacay taasina aykeento inay adkaato nolasha dadka danyarata ah.
dadka shacabka ah ayaa ku,edeyay xukumada addis ababa inay masuulka tahay carqabadaha caynkana balse taliska addis ababa aya shegay in sicir bararkan aykeentay midhihii kaso gu,ijiray wadanka oon siwanagsan usoo bixin.
balse siyasiyinta ethiopian ka ah ayaa shegay in ayqayb wayn katahay xalada siyasadeed ee wadanka ethiopia oo,ah mid aan wanagsanayn wakhtigan lajoogo
dhanka kale addis abbaba ayaa marar badan kufaan tay indhaqalaha wadankeedu kor ukacaya balse araimahasi waxay noqdeen kuwa aahn haba yaratee meel marin dadka ethiopian ka aha ayaa inta badan isticmala raashinka daafida looyaqaano balse waxa ayshegen inayna gadan karin rashinkaasi sidaad darteeda ay kawalacsan yihin xaladooda nolaleed
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
