Farmajo oo ugu horeeyo Musharixiinta xilka madaxtinimada Somaliya u tartamayaan uguna haboon.
Views:99 | Wednesday, August 8th, 2012 | By somaliradio

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Ra,iisulwsaarahi hore Xukumadi Tayo, ayaa la saadaliyay in uu yahay ninka kaliya ugu dhow Musharaxinta u taagan bisha Agost in xilka madaxweynaha Soomaaliya qabtan.

Soomaalida ku dhaqan dalka iyo dibadiisa, ayaa tageero buuxdo la garab taagan Ra,iisul wsaarahi hore Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo tira koob dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in u yahay ninka ugu dhow bisha agost xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee loogu baxaya KMG.

Farmaajo ayaa shacbiyada ku mutestay xiliga uu Ra,iisulwasaraha xukumada loogu magac daray Tayo oo shacabka wax qabeedka noqtay mid aad usoo jiita.

Waxaa lagu balansan yahay bisha aan ku gudo jirno, ee agost in doorasho guud dalka ka dhacdo si loogu baxo KMG, waxaa u taagan Musharaxiinta aad u fara badan kuba oo doonaya in uu mid waliba Madaxweynaha dalka Soomaaliya, majaraha u qabto.

balse saadaasha iyo tira koob lagu sameeyay codada shacabka inta badan waxaa aay u saadaliyeen in Farmaajo yahay ninka ugu horeeya haatan la dhahi kara waa Musharaxa ugu dhow Agost.

Si kas taba ha ahaate waxaa dhawaan dalka Soomaaliya, gudahiisa ka dhaci doono dorasho guud.

By Nuur Ismail Sheikh

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012