Halgamaa Sayid Maxamed Cabdulle Cassan oo taalo looga dhisayo Jigjiga.
Views:92 | Wednesday, August 8th, 2012 | By somaliradio
Dowalada deegaanka soomalida ethiopia ayaa waxay taalo taariikhi ah u dhisaysaa sayid mohamed abdille hassan oo ahaa halgamaa soomaliyeed dunidana lagawada yaaqono.
Talada oo ah taaladii oogu horaysa ee deegaanka laga hirgaliyo ayaa waxay dadka kafaalooda amuuraha dowlada deegaanka ku micneeyeen taalobo hormar iyo geesinimo leh oo ay qaaday xukumada DDSI .
Waxaa sidoo kale lawada in la dhiso qalcadii iimeey ee uu sayidku daganaan jiray iyada oo lawado in dib u haybayn lagu sameeyo dhamaan goobaha taarikhiga ah ee uu saydku joogi jiray waxaa iyana jirta in ladhisi doono daartii saydika uu kulaha qoraxay taas oo ladoonahayo in dayac tir lagu sameeyo daarta.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
