Beelaha Absame xubnaha uga mid noqonayo Barlamaanka Cusub ee Somaliya.
Views:89 | Sunday, August 5th, 2012 | By somaliradio

Beelaha Absame ayaa waxay heleen 13 xubnood oo uga mid noqdo barlamaanka Cusub ee Somaliya yeelan doonta, iyadoo  warar ay sheegayaan in beelahan ay gudbiyeen xubnihiin uga mid noqon lahaan Barlamaanka.

Inkastoo ay  jiraan doodo ka dhashay magacaabista xubnaha qaar ayaa haddana inta badan dadka beelaha Absame waxa ay sheegeen inay ku qanacsan yihiin sida loo magacaabay Xubnahan.

Magacyada xubnaha beelaha Absame uga mid noqonayo Barlamanka soosocdo waxaa kamid ah:

1- Profossor Maxamed Cabdi Gaandhi. 2- Cabdi Rashiid Xidig  3- Maxamed Axmed Cumar Jees.  4- Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe). 5- Cabdi Maxamed Tarax. 6- Bare Ugaas Geedi 7- C/wahaab Ugaas Xuseen 8- Maxamed Ismaaciil 9- General Muuse Xasan 10- Faadumo Ciise Ali 11- Xiiroow Iidle 12- In Jaamac Caamir. 13- Cabdi Moowliid 

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012