TV ga Itoobiya oo baahiyay geerida Meles Zanawi.
Views:92 | Wednesday, August 1st, 2012 | By somaliradio
Idaacada iyo Talefishanka la iska arko ee dalka Ethiopia ayaa soo wariyay inuu geeriyooday mudo ka hor lakiin la qarinayay Ra’iisul wasaaraha dalka Ethoipia Meles Zenawi kaasoo xukunka dalka Ethopia ka arriminaayay 20-kii sano ee la soo dhaafay.
Ra’uusl wasaare Meles Zenawi ayaa waxaa uu muudooyinkii ugu damabeeyay uu wajahaayay xanuun aad u darran oo ka galay Kelyaha iyo sidoo kale Beerka, waxaana lagu daweynayay isbitaal ku yaalla dalka dibadiisa,
Raadiyahaan ayaa sidoo kale sheegay in Ururka caalamiga ah ee ICG uu hadda diyaarinaayo war bixin ku saabsan geerida Meles Zenawi oo la sheegay inuu geeriyooda isagoo 57 sano jir ah.
Meles Zenawi Asres ayaa taariikhdu markay ahayd 8 May 1955 waxaa uu ku dhashay magaalada lagu magacaabo Adewa ee Tigrayga, wuxuuna xilka Ra’iisalwasaaranimo uu la wareegay sanadkii1995.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
