Faroole oo soo dhaweeyay ansixinta Dastuurka.
Views:76 | Wednesday, August 1st, 2012 | By somaliradio

Madaxweynahaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa soo dhaweeyay ansixinta dastuurka cusub ee dalka iyada oo maanta ay ku beegantahay maanta oo kale markii la’aasaasay maamulka Puntland sanadkii 1998.

C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroolo oo ka qeyb galayay munaasabadda lagu xusayay 14 sano guuradii ka soo wareegtay markii la aas aasay maamulka Puntland oo ka dhacday xarunta maamulkaasi ee Garoowe ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay in si KMG ah loo ansaxiyo dastuurka dalka laganabaxo marxaladii kumeelgaarnimada aheyd.

Faroole ayaa xusay in Ummadda Soomaaliyeed ay u tahay guul wax ku ool ah maadaama laga baxay marxaladii KMG aheyd oo uu wadanka ku jiray loona gudbay dowladda rasmi ah.

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012