Hay'adda Culumada Soomaaliyeed oo ugu baaqday Ergada ansixinta dastuurka
Views:80 | Sunday, July 29th, 2012 | By somaliradio
Gudoomiyaha Hay'adda Culumadda Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo maanta Saxafiyiinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in dastuurka ay ku jiraan qodobo badan oo ka horimaanaya shareecadda Islaaamka kuwaasi oo uu ugu baaqay Ergada ansixinta dastuurka in ay ka saaraan oo aysan ansixin dastuurka iyaga oo aan tafatirin. Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo isna ka tirsan Hay'adda Culumada Soomaaliyeed ayaa waxa uu sheegay in dowladda ay horay u sheegtay inay qaadatay ku dhaqanka shareecadda Islaamka balse waxa uu sheegay in taasi ay beenowday dastuurkana uu yahay mid aan u cuntameynin Umada Soomaaliyeed. Hay'adda Culumada Soomaaliyeed ayaa waxa ay horay u codsatay in dastuurka la horkeeno si ay u aqriyaan oo ay uga saaraan waxyaabaha lidiga ku ah shareecadda Islaamka.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
