Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo 23km u jirsaday Jowhar
Views:92 | Sunday, July 29th, 2012 | By somaliradio

Weerar ay qaadeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa waxa ay maanta ku burburiyeen fariisimo ay Al Shabaab ku lahaayeen deegaanka Qalimoow oo qiyaastii 23 KM u jira magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe.

Saraakiisha ciidamada dowladda ee Balcad ayaa sheegay in ciidamada howlgal ay ka sameeyeen deegaankaasi ay ku kala eryeen ciidamada Shabaab ee halkaasi gacanta ku hayay sidoo kalana ay ku qabteen hub ay ka furteen Al Shabaab.

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa howlgalkooda waxaa la tilmaamay inuu ka dambeeyay kadib markii Al Shabaab weerar ay kasoo qaadeen deegaankaasi ay ka fuliyeen magaalada Balcad, iyadoo ciidamada ay dib ugu laabteen magaalada Balcad oo marki hore ay ka dhaqaaqeen.

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012