Ciidamo ka socda AMISO oo Beledweyne la geeyay.
Views:98 | Sunday, July 22nd, 2012 | By somaliradio

Ciidamo Jabuuti ayaa maanta lagaarsiiyay magaalada Baledweyne ee gobolka hiiraan, kuwaasoo ku biirayo askartii Jabutiyanka ahayd ee joogtay halkaasi.

Magaalada Baladweyne ayaa waxa ay sheegayaan in Diyaarado dagaal oo ay saaran yihiin Ciidamo Jabuutian ah iyo Saraakiil Jabuuti ay gaareen Magaaladaasi sida ay sheegeen Saraakiisha Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya.

Sarakiisha Dowladda ayaa Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baladweyne kusoo dhaweeyey araakiisha Jabuutian-ka iyo Ciidamada la socday, waxaana markaasi kaddib Sarakiisha Jabuuti ay gaareen Xarumo Ciidamada Jabuuti ay ku leeyihiin Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Abuukar Ibraahim Dhakad oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu sheegay in Saraakiisha maanta Magaaladaasi gaaray saacado ka hor ay kusoo wargaliyeen in Magaalada ay keenayaan diyaarado dagaal oo sida Ciidamo hor leh oo Jabuutian-ah  

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012