Doon Hub u Siday Kooxda Al-shabaab Oo Puntland ay qabatay
Views:80 | Saturday, July 21st, 2012 | By somaliradio
Wararka saaka laga helayo Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Ciidamada Amaanka Maamulka Puntland ay gacanta ku dhigeyn dooni la sheegay in ay hub u waday maleeshiyada Kooxda Al-shabaab.
Gaashaanle sare Max’ed Cali Xaasi Taliyaha ciidamada ammaanka ee Dekadda Magaalada Boosaaso oo shalay gelionkii dambe saxaafadda kula hadlau gudaha Magaalada Boosaaso ayaa Warbaahinta u soo bandhigay dooni iyo hubk la sheegay inay u wadday Kooxda Alshabaab, waxSomalia keeyna doontaasi ka timid Magaalada Sanca ee dalka Yemen.
Wararka waxeey intaasi ku darayaan in doontaasi lagu qabty Laba nin oo mid kamid ah uu yahay Somali halka midka kalena uu u dhashay dalka Yemen.
Ciidamada amaanka ayaa hada gacanta ku hayo ninkaYamaniga ah hase yeeshee waxaa fakaday ninkii Soomaaliga ahaa wallow u taliyaha sheegay in ay ku raad joogaan Ciidamada Amaanka,islamarkaana la hor keeni doono Cadaaladda.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
