Ciidammo ka tirsan Booliiska Soomaaliya ayaa tababar casri ah kusoo dhameystar dalka Turkey ga.
Views:74 | Saturday, July 21st, 2012 | By somaliradio
Ciidammadan oo ahaa qeybtii ugu horeysay ee tababar guud oo ay Dowladda Turkiga siineyso ayaa waxay tababaro laxiriiro ilaalinta xarumaha dowladda ee muhiimka ah lasiiyay iyo ladagaalanka wax loogu yeeray Argagixisada.
Ciidamadan ayaa koldhow ku soo wajahan |Somaliya, iyagoo tababarada lasiiyay ay kamid ahaayeen inay si weyn u muujiyaan feejignaan ay ku ilaalinayaa goobaha ay dowladda xafiisyada ka dhigatay ee magaalada Muqdisho.
dowladda Turkeyga ayaa waxay wadaan dadaalo ay ku muujineyso caawinta ay siineyso dowladda Somaliya, iyadoo horey u qaaday ardeyda Somalida oo dalkaasi wax ku soo baranaayo.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
