Ciidamada amanka dalka Kenya oo heegan sare ku jira
Views:84 | Saturday, July 21st, 2012 | By somaliradio
Dowlada kenya ayaa mar kale xaqiijisay in ciidamada amaanka dalka ay heegan sare ku jiraan si ay uga hortagaan weeraro argagixiso oo dalka ka dhaca.
Madaxwayna ku xigeenka dalka kenya Kalonzo Musyoka ayaa waxa uu wacad ku maray in dowlada aysan isu dhiibi doonin argagixisada ayna la dagaalami doonto.
Musiyka ayaa ugu baaqay shacabka Kenay in ay gacan siiyaan laamaha amaanka ayna wixii macluumaad ah u soo gudbiyaab .
Hadalka madaxwayna ku xigeenka dalka Kenya ayaa ku soo beegmaya xili ay soo baxday digniin cusub oo ku saabsan weeraro argagixiso .
Taliyaha pooliiska Nairobi Antooni Kibuji ayaa waxa uu maalintii shalay ahayd sheegay in ay heleen warar sirdoon in kooxaha argagixisada ay qorshaynayaan weeraro argagixiso gaar ahaan bishan barakaysan ee Ramadan.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
