War Deg Deg A h : Afhayeenka Cusub ee Amisom oo u Dhashay Jabuuti oo Saaka Muqdisho Soo Gaaray
Views:91 | Saturday, July 7th, 2012 | By somaliradio.net

 

Afhayeenka cusub ee ciidamada AMISOM G/lle Dhexe Maxamed Aadam Xaamud oo u dhashay wadanka Jabuuti ayaa maanta markii ugu horeysay ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
 
 
G/lle Dhexe Maxamed Aadam Xaamud ayaa la filayaa inuu saacadaha soo socda si rasmi ah xilka afhayeenimada AMISOM ugala wareego afhayeenka haatan xilka sii haya Capt. Paddy Nkunda oo u dhashay wadanka Uganda.
 
 
Munaasabad ku aadan xilwareejinta afhayeenkii hore ayaa lagu wadaa inay saacadaha soo socda ka dhacdo magaalada Muqdisho.
 
Faahfaahin dheeraad ah kala soco Somaliradio.net

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012