Sheekh Xasan Daahir “ Umada Soomaaiyeed waxaan uga Tacsiyeynayaa 1-Luluyo, Maxaa yeelay Dalkii waa la haystaa maba la Xusi karo..
Views:83 | Thursday, July 5th, 2012 | By somaliradio.net
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraaiisha shabaab si aa ahna uga soo hor jeedo Joogitaanka Ciidamada shi sheeye ayaa uga tacsiyeeyay Umada Soomaaiyeed munaasabada 1-luliyo oo la Xusayo. Aways ayaa sheegay in Xiligan aan la xusi Karin Luliyo waxa uuna sheegay in dalka Gumeysi uu ku jiro, oo uusan xor ahayn.
Sheekh Xasan Daahir Aweys waxa uu sheegay inuu jiro dhibaato laga galay Umada Soomaaiyeed, waxa uuna sheegay in Xornimada laga haysto Dalalka Itobiya iyo Yugaandha.
“ aniga ma garan waxa loogu Dabaal dagayo 1-Luliyo Maxaa yeelay Dal Xor ah ayaa dabaal daga, dalka waxaa laga haystaa Adis ababa iyo Cnpala, marka ma garan u jeedadaas”ayuu yiri aways.
Sidoo kale Sheekh Xassan Daahir ayaa ku eedayay caalamka Islaamka iyo dowladaha Carabta in ay iska indha tirayaan Xaalada Soomaaiya.
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in Xiligan uu ku sugan yahay gobolka Shabeelaha Hoose waxa uuna si weyn u dhaliilay dowladaha Caalamka isagoo ku tilmaamay in qadiyadoodi ku wajahneyd Soomaaliya ay hoos u dhigeen Mareykanka.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
