DHAGEYSO Saameyntii dagaalada ee Waxbarashada
Views:101 | Tuesday, September 13th, 2011 | By Muqdisho

Halkan ka Dhageeyso

 

Somaliradio.Nabad dhageystayaal, umadda Soomaalida guud ahaan intii goob jooga u ahayd  inti garaadkeedu lakoowsaday iyo inti dhag kamaqal un ay ku gaartay . 1991 ki  waxaa lagu tilmaamay waqti kamid ah xiliyadii adkaa ee baalka xusuusta ka galay taariikh taxanaha ah ee bahda Soomaalida.

Ku soo dhawaada dhageystayaal Qeybtii 1-aad, Barnaamijyo sil salad ah oo aan uga hadli doono dareenkii dadweynaha  iyo dirirtii Sokeeyaha.

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxay ahayd meesha ugu bilicda qurxoon dalka Jamhuuriyada Soomaaliya, waxaa ka socoday nolol kala duwan, dhaqaale, waxbarasho iyo caafimaad.

Ibraahin Guleed waxaa uu kamid ahaa arady maalinta dagaalku bilaabanayo ufadhisay Imtixaanka fasalka 7-aad ee Dugsiga Maxamud Warsame Ziyo. Ee degmada Huriwaa.

Ibraahin Waxaa markii uu macalinka usoo galay kadib laga uruuriyay warqadi Imtixaanka oo ardayda qaar aysanba dhameynin, waxaana dhacdadaasi ay wali qeyb katahay xusuusta aanan ka guurin qalbigiisa mudo dheer.

Ayaanle Xuseen Cabdi

Barnaamijka Dastuurka 1
Barnaamijka Dastuurka Soomaaliya 26th Jul 2012

Hambalyooyin Xiiso badan iyo Xasan Cabdulaahi
Salaamaha