Deg Deg:Qarax Ismiidaamin ah oo Goor dhaw Muqdisho Ka dhacay (Xog Kooban)
Views:78 | Saturday, March 3rd, 2012 | By Xasan C/llaahi

Wararka Hadda naga soo gaaraya magaalada Muqdisho Ayaa sheegaya in goor dhaw uu qarax loo adeegsaday ismiidaamin ah uu ka dhacay agagaarka Daarta Saybiyaano ee degmada Hodan.

Qaraxa ayaa ahaa Gaari nuuca Kaaribta somalidu utaqaan oo ruux naftii hure ah oo Al shabaab katirsanaa kasi oo ku dhintay Qaraxa inta la xaqiijiyey.

Wariye kusugan goobta ayaa usheegay Somali Radio ayaa tilmaamtay in aan xaalada weli lakala ogeyn khasaaraha islamarkaana ay meesha buux dhaafiyeen ciidamada Amaanka DKMG somaliya.

Wixii kusoo kordho kala soco insha allah Www.Somaliradio.net

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012