Wikileaks.Taageeradii SNM ee Ethiopia
Views:1896 | Friday, September 9th, 2011 | By wikileaks
Nairobi(Somaliradio):-Sir uu soo bandhigay wikileaks oo muujinaysa sida ay dawladdii Siyaad Barre uga dharagsanayd in Itoobiya ay taageero siinaysay Jamhaddii (SNM) ee waqooyiga Soomaaliya
Warbixintan oo ah mid loo gudbiyay Maraykanka ayaa ka sheekaynaysa baaritaan uu waday xoghayihii joogtada ahaa ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya C/laahi Cigaal Nuur sannadii (1988) oo hayay xog muujinaysa in dawladda Soomaaliya ay ogayd in jamhaddii (SNM) ay taageero ka helaysay Itoobiya , balse aysan Soomaaliya haynin caddaymo adag oo arrintaasi muujinaysa.
Baaritaankaas ayaa keenay in C/laahi Cigaal uu ku yiraahdo safiirkii Itoobiya u fadhiyay Muqdisho xiligaas ADDOU'S DEMARCHE isagoo erayadiisa si taxadar leh u dooranaya “Soomaaliya ma aaminsana in Itoobiya ay ka faramarantahay taageerada jabhadda (SNM) ,laakiin ma haynno caddayn adag oo tilmaamaysa in Itoobiya ay si toos ah gacan siinayso jabahaddaas”. “Itoobiya way buunbuunisay tirada dadka ku barakacay isku dhacyada waqooyiga Soomaaliya ,Itoobiya waxay ku sheegtay tirada barakacayaasha 100 kun oo qof, halka dawladda Soomaaliya ay ogtahay in dadkaasi aysan ka badnayn 30 kun oo qof”. Ayuu yiri Cabdullaahi.
Safiirka Itoobiya Addou ayaa sheegay inuu marar badan wacay madaxweynihii Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre, isagoo waydiinayay mar walba inuu u soo gudbiyo warbixino dhammaystiran oo caddaynaya waxyaabaha ay Soomaaliya tabanayso.
Qoraalladan sirta ah oo la qoray 23 sano ka hor ayaa muujinaya dareenka colaadeed ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya xilligaas oo ay labada waddan kala saxiixdeen heshiisyo ay kamid ahayd xabbad joojin iyo in labada waddan ay joojiyaan taageerada ay siiyaan jabhadaha kasoo kala horjeeda.
US embassy cable - 88MOGADISHU8032
SOMALI INSURGENCY: ETHIOPIAN COMPLICITY?
| Identifier: | 88MOGADISHU8032 |
|---|---|
| Origin: | Embassy Mogadishu |
| Created: | 1988-07-06 11:44:00 |
| Classification: | CONFIDENTIAL |
| Tags: | PREL MOPS PGOB PINS ET UR US SO |
| Redacted: | This cable was not redacted by Wikileaks. |
P 061144Z JUL 88 FM AMEMBASSY MOGADISHU TO SECSTATE WASHDC PRIORITY 5599 INFO AMEMBASSY ADDIS ABABA PRIORITY AMEMBASSY DJIBOUTI PRIORITY AMEMBASSY KHARTOUM PRIORITY AMEMBASSY LONDON PRIORITY AMEMBASSY MOSCOW PRIORITY AMEMBASSY NAIROBI PRIORITY AMEMBASSY PARIS PRIORITY SECDEF WASHDC//USDP/ISA/DSAA/OPS-D// USCINCCENT MACDILL AFB FL//CCJ4/7-S/CCJ5//
C O N F I D E N T I A L MOGADISHU 08032 E.O. 12356: DECL: OADR TAGS: PREL, MOPS, PGOB, PINS, ET, UR, US, SO SUBJECT: SOMALI INSURGENCY: ETHIOPIAN COMPLICITY? REF: (A) STATE 214518, (B) MOGADISHU 7910 1. CONFIDENTIAL - ENTIRE TEXT 2. I TOOK ADVANTAGE OF A MEETING JULY 3 WITH ACTING PERMSEC ABDULLAHI EGAL NUR TO PROBE A BIT REGARDING GSDR'S CURRENT POSITION ON ETHIOPIAN ROLE IN NORTHERN INSURGENCY. I HOPED IN PARTICULAR TO OBTAIN INSIGHT INTO AMBASSADOR ADDOU'S DEMARCHE "UNDER INSTRUCTIONS" (REF A), IN WHICH HE SEEMED TO TAKE A MUCH MORE FORCEFULLY CRITICAL LINE ON ETHIOPIANS THAN HAD PRESIDENT SIAD HIMSELF IN OUR CONVERSATION JULY 1 (REF B). 3. CHOOSING HIS WORDS CAREFULLY, AMB ABDULLAHI TOLD ME SOMALIA DID NOT CONSIDER ETHIOPIANS "CLEAN-HANDED", BUT IT LACKED HARD EVIDENCE OF ANY SORT TO SUBSTANTIATE ETHIOPIAN COMPLICITY. SOMALI GOVERNMENT WAS DEEPLY DISTURBED BY THE FACT THAT SNM FORCES HAD NOT/NOT BEEN DISARMED BEFORE BEING EXPELLED ACROSS BORDER. IT WAS NOT CLEAR, HOWEVER, WHETHER THIS WAS A DELIBERATE OVERSIGHT OR MERELY INADVERTENCY. 4. AMB ABDULLAHI THEN POINTED TO "GROSS EXAGGERATION" BY ETHIOPIAN AUTHORITIES OF NUMBERS OF SOMALI REFUGEES THAT HAD REPORTEDLY FLED ACROSS BORDER TO ESCAPE FIGHTING IN NORTHERN REGION. ALTHOUGH ETHIOPIANS CLAMED TO HAVE RECEIVED OVER ONE HUNDRED THOUSAND REFUGEES, SOMALI GOVERNMENT WAS "CERTAIN" THAT FIGURE WAS NO HIGHER THAN THIRTY THOUSAND. I SUGGESTED TO ABDULLAHI THAT THIS HAD LITTLE BEARING ON QUESTION OF ETHIOPIAN COMPLICITY WITH SNM, BUT HE CONTENDED THAT IT IMPLIED AN ANTAGONISTIC BIAS ON ETHIOPIA'S PART. 5. I ASKED SPECIFICALLY ABOUT EVIDENCE THAT ETHIOPIA HAD HELPED RESUPPLY SNM AFTER ATTACKS BEGAN. HE REPLIED THERE WAS NO/NO HARD EVIDENCE, ONLY "CIRCUMSTANTIAL" INDICATIONS. 6. AS I LEFT THE MEETING WITH ABDULLAHI, ESCORTED BY PROTOCOL CHIEF ABDI HAJI, I REGISTERED MILD SURPRISE TO THE LATTER THAT ABDULLAHI HAD NOT/NOT MENTIONED INSTRUCTIONS TO AMB ADDOU (REF A) TO RAISE THIS ISSUE WITH A/S CROCKER. ABDI RESPONDED THAT HE WAS UNAWARE THA ANY SUCH INSTRUCTIONS HAD BEEN SENT TO WASHINGTON FROM MINISTRY. HOWEVER, HE CONFIDED THAT ADDOU HAD TELEPHONED PRESIDENT SIAD DIRECTLY ON SEVERAL OCCASIONS RECENTLY, IMPLYING THAT INSTRUCTIONS COULD HAVE BEEN CONVEYED TO ADDOU DIRECTLY BY PRESIDENT. 7. ABDI HAJI ALSO VOLUNTEERED HIS SUGGESTION THAT CROCKER SHOULD CLOSELY QUESTION SOVIET VICE MINISTER ADAMISHIN ABOUT ETHIOPIA'S ROLE AND WHAT SOVIETS WERE PREPARED TO DO TO ENSURE ETHIOPIANS KEPT HANDS OFF. HE EXPLAINED THAT, WHEN ADAMISHIN VISITED MOGADISHU IN APRIL, HE MADE A BIG FUSS ABOUT WHETHER SOMALIA COULD PERSUADE USG TO SERVE AS "GUARANTOR" OF SOMALI-ETHIOPIAN PEACE AGREEMENT. SOVIETS, HE DECLARED, WERE PREPARED TO SIGN ON ETHIOPIA'S BEHALF. - 8. COMMENT: JUDGING FROM WHAT I'VE HEARD FROM PRESIDENT SIAD AND AMB ABDULLAHI, I SUSPECT OUR FRIEND ADDOU MAY HAVE PROMPTED THE PRESIDENT TO ISSUE THE INSTRUCTIONS HE THEN CARRIED TO A/S CROCKER. MORE AND MORE, IT APPEARS THAT PEOPLE AROUND SIAD ARE PUSHING HIM IN WHATEVER DIRECTION APPEARS TO SERVE THEIR OWN INTERESTS (OR THEIR OWN CONCEPT OF THE NATION'S INTERESTS), WHILE SIAD HIMSELF IS BUFFETED BY THEIR CROSS PURPOSES. I DO NOT/NOT BELIEVE WE ARE ANY CLOSER THAN BEFORE TO SEEING HARD EVIDENCE OF ETHIOPIAN COMPLICITY, BUT IT IS OBVIOUS THAT -- WHETHER SIAD LIKES IT OR NOT -- THE BLUSH IS OFF OF HIS VAUNTED PEACE AGREEMENT WITH ETHIOPIA. CRIGLER Xigasho. Wikileaks
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
