wararka
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th 05 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th 10 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th 10 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th 10 2012
Cali Dheere oo ka hadlay sida Alshabaab u arkaan R/wasaaraha cusub
Afhayeenka ururka Alshabaab Sheikh Cali Maxamuud Raage Cali dheere ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sida ay u arkaan magacaabista R/wasaaraha cusub.
Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere oo 8th 10 2012
Dagaal ka dhacay Duleedka Kismaayo iyo xaalada oo degen
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidamo ka tirsan Alshabaab ay wee 8th 10 2012
Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka hindiya ee soomaaliya
(Mogadishu, Somalia, October,07, 2012) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Hindiya ee Soomaaliya Ambasador Sibabrata Tripa 7th 10 2012
Puntland maxay ka dhahday R/wasaaraha cusub ee Dalka
Maamulka Puntland ee Soomaalia waxay soo dhoweynaysaa magacaabista Raysal-wasaaraha cusub ee Soomaalia Mudane Cabdi Faarax Shirdoon.
Waxay Puntland hormuud ka ahayd nidaamka Federaalka ee Soomaaliya 7th 10 2012
Dagaal ka dhacay Duleedka Kaxda iyo Alshabaab oo weerarka soo qaaday
Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Alshabaab ayaa ka dhacay deegaanka Xoosh ee Degmada Dharkeynlay ee Gobolka banaadir.
Dagaalka ayaa yimid ka dib markii 6th 10 2012
Ciidamada Dowlada oo la wareegay deegaano Sh/hoose ka tirsan
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Dowlada Soomaaliya ay la wareegeen deegaano ka tirsan Gobolkaasi.
Ciidamada Dowlada oo duulaan dagaal k 6th 10 2012
Ahlu Sunna oo taageertay R/wasaaraha Cusub ee Dalka Soomaaliya
Tan iyo markii madaxweynaha Cusub ee Dalka Soomaaliya uusoo magacaabay R/wasaaraha cusub ee Dalka Soomaaliya waxaa soo baxayay hambalyeynta loo jeedinayo Hogaanka xukuumada cusub ee Dalka Soomaaliya.
6th 10 2012
Balanqaadka uu sameeyay R/wasaaraha Cusub ee Soomaaliya
Ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdi Faarax Garaad ayaa markii la doortay ka dib aqriyay qudbad uu kaga hadlayo waxyaabaha uu qaban doono.
R/wasaaraha ayaa sheegay 6th 10 2012
Kulan ka dhacay Dekeda magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose
Dekeda magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa kla dhacay kulan si hoose ay u yeesheen odayaasha dhaqanka ciidamada Raaskaambooni iyo kuwa Kenya waxaana kulankaasi looga hadlayay arimo ay so j 6th 10 2012
